War Cusub : Gudoomiye Mursal oo ka guuraya Guriga uu ka degan yahay Madaxtooyada

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal uu qorsheeshanayo in uu ka guuro dhismaha uu ka degan yahay Madaxtooyada Soomaaliya. Maxamed Mursal ayaa hada ka degan Madaxtooyada guriga Martida ee loo yaqaan Villa Uganda, waxa uuna la kulmay saacadihii lasoo dhaafay Gudoomiyaha cadaadis iyo go’doomin uga imaaneysay … Continue reading War Cusub : Gudoomiye Mursal oo ka guuraya Guriga uu ka degan yahay Madaxtooyada